Trump oo ka hadlay waxyaabaha laga faa’iidi karo Heshiis ay la galaan Kuuriyada Waqooyi

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale ka hadlay kulanka la filayo in uu la yeesho dhigiisa Kuuriyada Waqooyi iyo waxyaabaha laga faa’iidi karo hadii ay labada wadan heshiiyaan. Qoraal uu bartiisa Twitterka soo dhigay Madaxweynaha dalka Mareykanka ayuu ku sheegay in dalkiisa uu qarka u saaran yahay in uu heshiis la gaaro dalka … Continue reading Trump oo ka hadlay waxyaabaha laga faa’iidi karo Heshiis ay la galaan Kuuriyada Waqooyi